GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafaadka iyo Doorashooyinka Puntland Isaaq Axmex ayaa qaadacay liiska Xildhibaanada cusub ee xalay la shaaciyay.

Gudoomiyaha wuxuu sheegay in liiska xildhibaanada la shaaciyay uu soo qortay Madaxweynaha Puntland Saciid.

Advertisement

“Madaxtooyada ayaa soo faragelisay shaqadii aan haynay kadib khilaaf yimid kadib ayaan isaga baxay shirkii”ayuu yiri Gudoomiyaha

“liiska nooga yimid dhanka madaxtooyada maahayn dad  aan garanayno,sidoo kale  70% maahayn xitaa dad habraacii soo maray” ayuu yiri guddoomiye Isxaaq.

Lama yaqaan sida lagu xalin doono khilaafkaan taagan xili isimadii soo kala dhex geli jirey iyagii dhagaha laga fureystay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleLaba alshabaab=nimo ku eedeysan oo lagu qabtay duleedka Magaalada Caad
Next articleXildhibaanada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here