HomeWarkiiGudoomiyaha Janaalle  "qofkii Alshabaab la shaqeeya waa dileynaa ,kii qarax aan ku...

Gudoomiyaha Janaalle  “qofkii Alshabaab la shaqeeya waa dileynaa ,kii qarax aan ku qabano waa dileynaa”

JANAALE (DAYNIILE.COM) GudoomiyahDeegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka war-bixiyay howlgal amni oo ciidamada Dowada Somalia ka fuliyeen Deegaamkasi.

Ciidanada ayaa boqolaal dbalinyaro waxay ka soo saareen guryahooda iyagoo isugu geeyay  meel fagaare ah halkaasuu uu hadalada ka soo jeediyay.

Gudoomiyaha wuxuu dhalinyarada u sheegay in guri kasfa oo lagu arko miino ama bam gacmeed in Dowladu la wareegj doonto..

“gueigii laga helo miino ama nam gacmed waxaa la wareegi doonta Dowlada Somalia aidaas ula socda.

Sidoo kale wuxuu goobta fagaarabs ka sheegag gudomiyaha in shaqsigii lagu helo miino,bam ama inuu la shaqeeyo Alshabaab inay meel fagaare ab ku toogan doonaan xili uu meesha ka  saaray maxkamad inag soo taagaan.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -