Gudomiyaha Ku meel gaarka ah Cabdisalaam Xaji Dhabancad, oo marki 3 aad ku gacan seeray in Holka Dorashada Laga saaro Xildhibaanada Ceelwaaq
Isku dayadi ugu dambeeyey ee lagu doonayay in Doorashada guddoonka golaha shacabka looga saaro 16-ka xubnood ee lagu soo doortay Ceelwaaq ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday
Isku deygaan oo ay wadeen xildhibaano sida muuqata is xilqaamay ayuu diiday Gudoomiyaha wuxuu ku adkeystay ineey Codeynayaan.