Gudoomiyaha Kumeel gaarka ee baarlamaanka oo hoolka Afisiyooni Shir Jaraaid ku qabtay ayaa xildhibaanada ugu baaqay in ay si degdega kusoo galaan hoolka si doorashadu u bilaabato.

waxaa uu sheegay in xildhibaano laga ceshay hoolka ciidanka ayuu ugu baaqay in ay fududeeyaan soo galitaanka Xildhibaanada.

Saakay waqti hore waxaa goobta soo gaaray Xildhibaan Jacfar asigoo sheegay in aysan jirin cid celin karta Xildhibanaada lagana jawaabi doona taasi waxay bulshada soomaaliyeed bartat awooda jacfar uu ku leeyahay gudaha magaalada muqdishu, maadama aysan dhicin xildhibaanada u dhashay dadka aftirsada muqdishu ku dhici waayeen in ay gaaraan afisyooyini xili hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here