MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qabka sida mudane Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa  sheegay in Muqdisho ay ka jirto  Xabsi yari.

Gudoomiye Shuute oo ka hadlaayay kulan ciidamadu lahaayeen wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay dhismaha xabsiyo cusub.

Advertisement

“Xabsiga dhexe wuxuu qaadaa 8 boqol maxbuus laakiin hada waxaa ku jirta laba jibaar oo ah 1600 maxbuus”ayuu yiri Jen Shuute.

Halkaan ka daawo faahfaahinta muuqaal aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka

 

Previous articleMaxaa looga hadlay Shir u dhexeeyay Wasaaradaha Maaliyada Faderaalka iyo Maal Goboleedyada
Next articleNasashada Jimcaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here