MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)- Saaka Maxkamda Ciidamada waxaa saaran eedeysane Saabir Xassan oo ka mida shaqaalaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha kaasoo loo heysyo musuq maasuq.

Labada Abuukaate Dudaaye iyo Sakarye ayaa u doodaya eedeysanah si ay uga bad baadiyaan ciqaab madaama hore loo soo xukumay balse uu racfaan ka qaatay.

Advertisement

Gudoomiyaha oo su’aalo weydinaya ku saabsan shaqadiisa iyo xiliguu soo bilaabay iyo sidoo kale difaaca Abuukaate Dudaaye  halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-Qaranka:-

Previous articleKULANKA GALABTA HIRSHABELLE IYO JUBALLAND
Next articleDAAWO: Nin Jecel iyo nin neceboow Ogow Muuse Wuu u dhamaynayaa Somaliland ”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here