Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya David Maraga oo sheegay in inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta u gudbiyay inuu kala diro Xildhibaanada baarlamanka Kenya

0

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya David Maraga ayaa Isniintii sheegay inuu Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta u gudbiyay inuu kala diro Xildhibaanada baarlamanka dalkaas.

Gudoomiye Maraga ayaa sheegay in baarlamanka Kenya uu ku guuldarraystay inuu meel mariyo tirada qoondada dumarka Kenyan-ka ee baarlamanka kuwaasoo hadda ah 76 Xildhibaan.

Garyaqaanadda dalka Kenya oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay si dhow ula socday ayaa sheegaya in tallaabadda uu qaaday gudoomiyaha maxkamadda sare ee Kenya ay tahay mid sharci ah oo ku qoran dastuurka Kenya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here