HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo maanta ah xabsiga Hargeysa  laga siidaayay Gudoomiyaha MM TV oo xirnaa bil iyo bar.

Maxkamad ku taala Magaalada Hargeysa ayaa  amartay in xorriyaddiisa la siiyo kadib markii lagu waayay wax danbi ah.

Advertisement

Wariyaha ayaa la xirey bartamihii bishii Janaayo markaasuu daadihinayay Barnaamij dood ah oo looga hadlayey Heshiiska sharci darada ah ee Muuse biixi uu la galay Abiy Axmed.

Gudoomiyaha MM TVwaxaa lala xirey wariyayaal kale oo isla tv-gaas ka hoelgalaayay laakiin maalmo yar kadib waa la daayay.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Guud-laawe oo maanta shir gudoomiyay shirka Wasiirada+SAWIRRO
Next articleWariye Jamaal oo lagu xirey Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here