Gudoomiyaha Xisbiga Uxid Fesal Cali Waraabe Dhulbahante Canshuurra Isaaq ayee Cunaan ee Dani Iska soo Racaday Ahmed Karaash

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee U Uxid Faseysal Cali Waraabe oo waxba qarin ayaa maanta siweyn u Cadeeyey in Soomaliland Qabiilka Isaaq lee yahay sida maanta uu ka sheegay mar uu war Baahinta la hadlaayey

Feysal ayaa Madaxweyne Dani ku Booriyey in uu iska soo Racadeeyo Ahmed Karaash madaama uusan u soo Xanbaareynin Sool iyo Ceynabo

Mar uu ka hadlaayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliland ayuu ku sheegay in uu waxba ku soo kordhineynin si Fiicana loogu soo dhaweyneynin Laascanood

Waxaan ku sheegi ayuu Yiri Dhulbahante Canshuurta Isaaq ayeey Cunaan faaida maleh ee iska soo Racadeeya

Si kastaba ha ahatee hadalka kasoo yeeray Feysal Cali Waraabe ayaa u muuqata mid Cun suriyeen ah oo cadeeynaayo in aan Soomaliland lawada laheyn

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here