Gudoomiyahii Maxkamada sare ee Galmudug oo la magacaabay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa galabta magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug Cabdullaahi Maxamuud Gacal.

Masuulkan ayaa la sheegay inuu 45-kii sano ee la soo dhaafay Garsoorka dalka ka mid ahaa.

Cabdullaahi Maxamuud Gacal ayaa isla galabta lagu dhaariyey xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb

“Galmudug waxaa u buuxsamay tiirkii 3-aad ee hey’adaha dawladnimada oo baahi weyn loo qabay” ayuu yiri Wasiirka amniga Galmudug  Axmed Macalin Fiqi oo Cabdullaahi Maxamuud Gacal ugu hambalyeeyey xilka loo magacaabay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here