HomeWarkiiGudoomiye Aadan Madoobe oo Dalka ku soo laabtay+SAWIRRO Warkii Gudoomiye Aadan Madoobe oo Dalka ku soo laabtay+SAWIRRO By ahmed ali May 6, 2025 0 0 Muqdisho-Soomaaliya 06, May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria uga soo qeyb galay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Previous articleXaasaska Alshabaab oo amar lagu siiyay inay ka baxaan HirshabelleNext articleQoor-Qoor iyo Firdhiye oo Muqdisho ku kulmay+SAWIRRO ahmed ali RELATED ARTICLES Warkii Mareykanka oo sheegay inay joojinayaan faah-faahinta ay ka bixiyaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab May 19, 2025 Warkii Masuul Puntland ka tirsan oo Ciidmada PSF ku tilmaamay inay u shaqeeyaan Madaxweyne Xassan May 19, 2025 Warkii Wasiir Beesha Xawaadle u dhashay oo sheegay in qabiilkiisa oo kaliya ay Alshabaab la dagaalayaan May 19, 2025 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Smart Phone Google Pixel 9 March 5, 2025 Samsung Galaxy S25 Ultra March 5, 2025 OnePlus13 March 5, 2025 Samsung Galaxy Z Fold 6 March 5, 2025 - Advertisment -