HomeWarkiiGudoomiye Aadan Madoobe oo safiar shaqo ku tagay Magaalada Kampala+SAWIRRO

Gudoomiye Aadan Madoobe oo safiar shaqo ku tagay Magaalada Kampala+SAWIRRO

Kampala-Uganda 13, November, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaaladda Kampala ee caasimadda wadanka Uganda, waxaana halkaasi kusoo dhoweeyay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u joogta dalkaasi Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare iyo Diplomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudada uu halkaasi joogo waxa uu ka qeyb geli doonaa shirka guddoomiyaasha baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

DHAMMAAD.

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir

Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta ee Golaha Shacabka BJFS.

Ibraahim Guudle Isxaaq

ibrahim.gudle@parliament.gov.soMay be an image of aircraft and textMay be an image of dais and textMay be an image of dais and textMay be an image of daisMay be an image of one or more people and text that says "RIKAMASHARIKI SHARIKI"May be an image of one or more people, beard and suit

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -