Muqdisho (dayniiile.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Soomaaliya  Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  iyo Wafdigiisa ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

Gudoomiye Aadn Madobe  wuxuu ka soo laabtay safar shaqo uu ku gaaray dalka Mareykanka.

Advertisement

Wafdigaan inta ay ku sugnaayeen magalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka waxa ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta Golaha Wakiilada dalka Mareykanka,.

inta badan kulamada uu Gudoomiye Adan Madobe la qaatay  masuuliyiintaas  wuxuu kala hadlay  sidii bog cusub iyo wada shaqeyn ay u yeelan lahaayeen Baarlamaanka Soomaaliya iyo kan Mareykanka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleCali Jeyte oo Xil loo magacaabay
Next articleCalibGuud-laawe oo qaabilay wafdi QM iyo Dowlada Somalia ka socday+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here