Gudoomiye Cumar Finish oo magacaabay gudi Fura wadooyinka Xiran xili mudooyinkaan Qarax laga Nastay

Bilowga Wada Furista Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay gudiga dib-ufurista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Gudigaan la magacaabay waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah

Cumar afiiniah ayaa u  muuqda mid ku fashilmi doono furida Wadooyinka  iyadoona Madaxweyne  Farmaaje horay ugu afashilmay madaama markoow wadooyinka Furay Qaraxyada ay noqdeen kuwa Tusbax go ay oo kale

Wadooyinka xiran ayaa u muu1da in ay yareyeen  Qaraxyada iyadoona Bishii  ama 3 abil ay ehacaan dhowr Qarax  xili markay Wadooyinka marka furnayeen ay ehici jireen Abuucii dhoowr Qarax

 

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa 29 bisha August 2019 balan qaaday in uu dib u furi doono wadooyinka Muqdisho kuyaala ee xiran.halkaqn hoose ka aqriso

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064