Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga mahadceliyay saxiixa qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here