Gudoomiye Kuxigeenka arimaha bulshada Degmada Howl -Wadaag Mudane Maxamuud Dheere oo lagu Amaanayn Howsha uu Degmadavka haayo

0

Gudoomiye Kuxigeenka arimaha bulshada Degmada Howl -Wadaag Mudane Maxamuud Dheere ayaan qadka taleefoonka kuwareestay Waxaana wax ka weydiiyay Howlaha wacyigelinta bulshada ee kasocda Degmada Howl – Wadaag

Mudane gudoomiye maaxamuud dheere maxaa kasocda Degmada Howl – Wadaag ?

Gudoomiye maxamud dheere ayaa yiri:

Marka Hore Wad mahad San tahay marka xigta Waxaa Degmada Howl Wadaag Mudooyinkan socday arimaha wacyigelinta bulshada kunool Degmadan

 

Mudane gudoomiye maxamud dheere maxaa laga wacyigelinayaan bulshada ?

Bulshada kunool Degmada Howl Wadaag Waxaa laga wacyigelinayaa faafida Cudurka halista ah ee covid19 .

Wacyigelinaltaasi ma mamulka Degmada Howl Wadaag kaliya ayaa sameynaya mise ?

Maamulka Degmada Hoowl -wadaag Bahda caafimaadka Degmada , dhalinyarada kunool Degmadan oo tabarbar badan qadanayay Mudooyinkan, Bahda Caafimaad ka ee Dowlada Hoose Ee Xamar uu horkacayay agaasimaha Waaxda caafimaadka Mudane Cadow, sidoo kale Waxaa qeyb ka ahaa masuuliyiin kasocotay wasaaradaha sida:
1. Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta , 2. Wasaarada Caafimaadka 3. Wasaarada Warfaafinta in taas oo iskaashanaaya ayaa isbuucaan siwadajir ah ugu sameeyay wacyagalin aad iyo aad u balaran ,Ujeedka ugu weyn ayaa ah sida loogu hortagi lahaa faafida cudurka halista ee Covid19.

Waan gartay mudane Gudoomiye maxamud dheere ugu dambeentii Halkee laga samayay wacyigelin taasi ?

Wacyigelintaasi Waxaan laga dhamaan afarta Waaxood oo ey ka kooban tahay degmada hawl wadaag, Waxeeyna noogu soodhamaatey jawi Dagan, Sidoo kale waxeey qaateen bulshada wacyagalinta socotey isbuucaan ,Sidoo kale waan sii wadi doonaa insh alh wacgalintaasi.

Maamulka Degmada Howl Wadaag ayaa Waxaa ka go’an ka shaqeynta HorumarintaDegmada, Amniga Nabadda , Nadaafadda, bilicda soocelinta Degmada Howl Wadaag iyo isdhaxgal bulshada.

W/D: Ismail Abdi Ali

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here