‘Somaliya Waxeey Ugacan Gashay Manaxe aan Damqasho Siyaasadeed laheen, Dowladeena Kenya Waxeey 21 Jeer Ka Codsatay Ineey Wada Hadal Wax Ku Dhameeyaan Wuuna Diiday, Hada Bari Badda Weey Qaadanayaan, Bari Dambane Ciidamadeena ayeey Kismaayo Kasoo Saarayaan Waxaana Ku Xigi Doonto Gobolka Waqooyi Bari oo Nalagu Qabsado anigu Ma aqaan Seey Wax Usocdaan.đŸ˜¥

Ma Fahmin Sababta uu Ethiopia iyo Ereteria ula Saaxiibay, Qatarne Lacagta Usiiso Turkine Ciidamada Ugu Tababaraan !!! Maxaa loo lahaa Somaliya Waxaa Saaran Cunaqabateen Waataa Bilkasta Kumaan Ciidan loo Tababarayo Aaway Mareekankii lahaa Dunidaan ugu Xoog badanahay Sidaas Sax Ma aha, Aaway Walaalaheen Britain Ma Waxaad Rabtaan Marka Masku Nagu Weenaado oon Waxba laga Qaban Karin Inaad Soo Kacdaan ?

Abaalkaan Ugalnay Waxeey Noogu Badaleen Cadoowtinimo intaan in Ka Badane lagama Aamusi Karo.

Waxaan Idin Sheegayaa Xalka Ugu Dambeeyo Waxuu Noqon Doonaa Qoriga Caaradiisa Taas ayaana lagu Kala Bixi Doonaa Idinkuna Waxaa Niliga Rabaa Inaad Keentaan Habka Ugi Fudud ee Wax loo Wajihi Karo.

Jaamacada Nairobi Waa Macadka Ugu Weyn Ee Cilmi Baarista lagu Sameeyo, Dowladda Kenyana Ay Kutiirsantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here