Wanwalweyn

Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay waqti dambe inta gaari lagala dagay la dilay gudoomiye kuxigeenkii arimaha bulshada ee degmada Wanlaweyn Haashim Maxamed Xasan.

Rag hubeysan ayaa la sheegay inay wadada u galeen gaari uu watay gudoomiyaha oo marayay Buulo Xaashi oo qiyaastii 25 km bari uga beegan degmada Wanlaweyn, deetana ay rasaas ku fureen sida ay BBC-da u sheegeen dad ku sugan magaalada.

Advertisement

Illaa hadda lama sheegin kooxda dishay gudoomiye kuxigeenka iyo sababta ay u dileen toona, laakiin waxa Wanlaweyn iyo tuulooyinka ku xeeran ka taagnaa in dhawaalaba colaad sokeeye oo u dhaxeysa beelo ood wadaag

Xigasho Bbcdq

Previous articleDiyaarado laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo duqaymo ka Fuliyay Soomaaliya
Next articleFaah Faahino ka soo baxaya dilka Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Bulshada degmada Wanlaweyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here