Gudoomie ku Xigeenka koowaad ahna U qeybsanaha Maaliyada Cabdiqaadir Maxamud Caanbooro ayaa  Isbitaalka Erdogan ku booqday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik iyo Ex Xildhibaan Caraale oo isna ku dhaawacmay Qarax Miino oo ka dhacay Muqdisho.

Waxaan ailaah uga baryeenaa in caafimaad deg deg ah siiyo dhibanayaasha dhaawacyada kala duwan soo gaareen, waxaa sidoo kale ka shaqeyn doonaa sidii caafimaad dibadda ah loogu qaadi lahaa dadka qaba dhaawacyada culus.

Masuulkaan ayaa noqday shaqsigii ugu horwy ee boo1day Dhawacyada ka dhashay weeratkii Hoteel Afrik waxaana lagu aamaanay  howl karnimada uu la soo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here