Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa maanta la filayey inay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa.
Balse tirada loo baahnaa oo soo xaadiri waayey ayaa la sheegay inuu kulanka ubaaqday.
Waxaa Kulanka la sheegay in uu ahaa mid looga hadli ahaa Seddex Hindise sharciyeed oo golaha horyaalla.
1-Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Daawada.
2-Akhtinta 1aad ee Xisaab Xirka 2018
3-Iyo Akhtinta 2aad Hindise Sharciyeedka Naqshadaynta Magaalooyinka.
Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka C/weli Sheekh Muudeey ayaa sheegay inaysan raali ka noqon doonin in Xildhibaanada Shaqadooda dayacaan.
Waxa uu faray in Kulanka dambe aan la ogolaan doonin Kooram la’aan inuu Baaqdo,isagoo digniin soo saaray.
Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292
MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934
Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.
Email: dayniilewb@gmail.com
TEL 00252618895064