HomeWarkiiGudoomiye Muungaab oo si rasmi ah ugu biirey Xisbiga Xassan iyo Xamza

Gudoomiye Muungaab oo si rasmi ah ugu biirey Xisbiga Xassan iyo Xamza

Xaflad si weyn loo soo qaban qaabiyay  ayaa caawa lagu qabtay Xarunta Xisbiga JSP oo ay hogaamiyaan Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh iyo Ra’iisulwasaare Xamza Cabdj Barre.

Xaflada waxaa loo qabtay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho si rasmi ah ugu biirey Xisbi siyaasadeedka JSP oo ah xisbiga hada talada

Munaasabaddan oo ahayd mid qiimo leh ayaa ka turjumeysa midnimada, hoggaanka iyo himilada Xisbiga JSP ee u taagan horumarinta dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

9⁹

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -