HomeWarkiiGudoomiye Muungaab oo xarriga ka jaray afar waddo oo laami ah+SAWIRRO

Gudoomiye Muungaab oo xarriga ka jaray afar waddo oo laami ah+SAWIRRO

𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 12 𝑨𝒖𝒈 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarriga ka jaray afar waddo oo laami ah, taasi oo laga hirgeliyay waaxda Oktoobar ee Degmada Hodan, iyadoona dhismaha waddooyinkaan ay iska kaashadeen bulshada, Maamulka Degmada iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Duqa Muqdisho ayaa sheegay in in dhismaha waddooyinka ay kaalin wayn ka qaadanayaan, horumarka caasimadda, waxa uuna sheegay in ay socdaan qorshayaal kale oo lagu dhisaayo waddooyin muhiim ah iyo furista waddooyinka xirn ee Magaalada Muqdisho kuwooda aan culeesyada amni ka jirin si loo fududeeyo isku socodka bulshada.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan horumaradda ka socda caasimadda ee dhanka dib-u-dhiska, soo celinta bilicda, amniga iyo dimuqraadiyeynta dalka si ay bulshada usoo doortaan Maamulkooda heer Degmo illaa heer Gobol.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of 2 people, dais and text that says "G JARKA WADADA XAAFADDA AB TOν EE BAO BA ADIR AHA WADAN AXAA ISIL CHADAY ULKAD 0 KA IR 站 VICES miye LIMITED VICESLIMITED ENERA"May be an image of 5 people, road and streetMay be an image of ‎8 people and ‎text that says "‎Edlucat ሰ Mority Doog ج CP 03733‎"‎‎May be an image of 9 peopleMay be an image of 13 people, road, street and text that says "ExcelAcademy Excel Academy MOCADISHUL"May be an image of 2 people, dais and text that says "KARIG JARKA WADADA XAAFADDA DAHAB TOИ EE BALADIR BAI ADIR HISMAHA AD IXAA ISKA CuA CUADAY DAY MAAMULK/ KA EGMADA IR Kulmiye SERVICESLI GENERA GENERALSERVICESLMTED./"May be an image of 6 people and textMay be an image of 13 people, dais and textMay be an image of 12 people and daisMay be an image of 3 people, road and streetMay be an image of 5 people and textMay be an image of ‎2 people and ‎text that says "‎WADADA XAIDA XA DA ER EE BAN R A WAXAA ISKA KA را‎"‎‎May be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎١ KARIG JARKA WADADA XAAFADDA A τοι ΤΟ4P 3 BOJAAP R IAA HISM WAR LO A KAA DAY E( ๑๕ שט e‎"‎‎
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -