Muqdisho 03-Maarso-2024,Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta booqatay Safaraadda Dowladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho waxaana ku soodhaweeyay Safiirka ufadhiya dalka Amb.Axmed Jumca Al-Rumeysi.

Ugu horeyn Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka Carabta uga tacsiyadeeysay saraakiishii ku geeriyootay weerarkii argagixisanimo ee 10- febraayo 2024 kadhacay Xerada Gen.Gordan ayagoona dalkeenna u joogay ineey gacan ka geystaan dib u dhiska Ciidamada Qalabka-sida,
Intaasi kadib Guddoomiyaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada Baarlamaan Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta.

Ugudanbeeyn Guddoomiye Sacdiyo ayaa uga mahadceliysay Dowladda Imaaraatka Carabta taageerada ay siiso Soomaaliya,
DHAMMAAD
May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, scarf, headscarf and daisMay be an image of 1 person
Previous articleDuqa Muqdisho “Waxaad arkeysaa Gabar sii jeed isku sawireysa iyadoo soo jeed isku sawiri karta”
Next articleDAAWO: Howlgal lagu furayo wadooyin u xiran Alshabaab oo ka bilowday koonfur-galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here