Gudoomiye xigeenka arimaha bulshada Magaalada Baladweyne C/llaahi Faracaare ayaa goor dhaw wareysi uu siiyay www.dayniiile. om wuxuu kaga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada..
Gudoomiye xigeenka wuxuu sheegay inay 6 ruux ku dhinteen qaraxa halka ay ka dhaawacmeen tira intaas ka badan.
Masuulkaan wuxuu intaas ku daray inay wali ku Howlan yihiin gurmadka loo fidinaayo dadkii ku dhaawacmay qaraxa.
Gudoomiye C/llaahi mar aan wax ka weydiinay tirada dhaawaca ayuu sheegay in hal isbitaal uu diiwaan geliyay 15 dhaawaca oo midi aad u liito.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleQarax Balad weyne lagula eegtay goob ganacsi
Next articleCiidamada Dowlada oo maanta la wareegay deegaamo cusub oo ka tirsan gobolka Hiiraan+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here