Muqdisho, 10 December 2023: Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa xarigga ka jaray suuq casri ah oo laga hir-geliyay deegaanka Gubaley, kaasi oo qeyb ka ah Mashaariicda horumarineed ee kaabayaasha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha.
Mudane Ciise Guure ayaa sheegay in suuqaan uu muhiimad gaar ah u leeyahay dadka deegaanka, isla markaana ay kaga faa’ideysan doonaan fursadaha Ganacsi, asigoona dhinaca kale xusay in mashaariicyo horey loogu fuliyay deegaanka iyo midkaan uu qeyb ka qaadaanayo sidii ay Degmo buuxda u noqon laheyd Deegaanka Gubadley.
Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Deegaanka Gubadley Mudane Cabdullaahi Nuur kaalibeey Agaasimaha Guud ee waaxda Qorsheynta Maamulka Gobolka Banaadir, Odayaal, Waxgarad iyo qeybaha kala gedeisan ee Bulshada.
—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗—
May be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of text that says "GUBADLEY COMMUNITY MARKET GUBADLEY COMMUNITY MARKET"May be an image of 3 people, dais and text that says "Himilo 3 2"May be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of lightingMay be an image of 5 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 people
Previous articleku dhawaad 300 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay Gaza 24-ka saac
Next articleXildhibaanada Puntland oo Saaka leh kulan ay kaga hadlayaan go’aankii Maxkamada Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here