Washington (dayniiile.com)-Afhayeenkii Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy ayaa xilka laga qaaday kaasoo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga kadib kulan ay yeesheen.
Kevin McCart ayaa tan iyo markii la doortay golaha ku hogaaminayey aqlabiyad kooban.
Gudoomiyaha Aqalka Wakiilad ee Congress-ka Maraykanka xil ka qaadistiisa waxaa loo aaneeyay kadib markii ay ka horyimaadeen xubnaha mayalka adag ee midigta fog ee xibisga Jamhuuriga.
Advertisement
Xisbiga Jamhuuriga waxaa hogaamiye u ah Matt Gaetz kaasoo isaga asxaabtiisu ku kaceen gudoomiyaha ama Af-hayeenka aqalka Wakiilada Maraykanka ugu danbeyna ay xilka ka qaadeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM