Gudoomiyihii hore Golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa loo qaaday Dalka Turkiga.

Prof:Jawaari ayaa maalmahaanba ku Xanuunsanaa Muqdisho waxaana la dhigay Isbitaalka Digfeer halkaas oo lagu Daweynayay.

xalay ayaa Gudoomiye Jawaari laga Qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Lama sheegin nooca xanuunka ee sababay in Gudoomihii hore ee Golaha shacabka loogu Qaado dalka turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here