Gudoonka Baarlamaanka oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Qadar

0

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Amb Mohamed mursal sheikh Abdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga soomaaliya danjire Hassan bin Hamza Asad

Safiirka ayaa ugu horreyn Gudoomiyaha soo gaarsiiyay warqad tahniyad ah oo ku saabsaneyd hambalyadda maalmaha xurriyada soomaaliya ee uu soo diray gudoomiyaha barlamaanka Dalka Qatar ,

Sidoo kale waxay ka wada hadleen labada dhinac mashaariicyada dawladda Qatar ay ku taageerayso Dowladda Soomaaliya dhinacyadda dhismooyinka iyo hormarinta sidii loo xoojin lahaa,

Arimaha kale ay ka wada hadleen labada mas’uul ayaa ah howlaha doorashooyinka soomaaliya iyo halka ay marayaan maadaama kulamadii u dambeeyay barlamaanka ay yeesheen diiradda lagu saarayay hirgelinta doorashooyin ka dhaca soomaaliya 2020-2021,

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here