Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan.

Kulanka ayaa looga wada hadley dhamaystirka doorashada inta ka dhiman iyo sidii ay jawi xasilloon ugu soo geba gaboobi lahayd.

Wakiilka Xog-hayaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u la tahay inay Guddoomiyaha ka gacan siiyaan sidii howshaasi si guul ah ugu soo dhamaan lahayd.

Dhanka kale Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa Maanta la kulmay taliska Ciidamada Booliska iyo malateriga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here