Dowlada watiga ka dhacay uu Garwadeenka ka ahaa Farmaajo oo laga doonaayey Dalka in ay wax ka qabato ayaa hada u muuqato in ay ku fashilantay

Farmaajo ayaa horay ugu fikirin in Dalkaan horay u sii wado waxa uu ka fikiraayey aheyd in uu dhisto Ciidamo Xoogan uh dalka ku qabsado

Dalka Soomaliya lama gaarin xilo xoog lagu qabsado sababtoo ah Dal gacanta ay ku hayaan Dowlada Ajaanib ah taana waa mida suurta gal ka dhigi karin in Qof ku fikiro in uu xoog ku qabsado

Dowlada waqtiiga ka dhacay ayaa dhistay Ciidamo badan oo hadana dalka Amnigiisa sugi karin Danta laga lahaa ay aheyd in Dalka si xoog ah loogu qabsado taa oo hada u muuqato mid fashilantay

Dowlada waqtiga ka dhacay ayaa u muuqata mid ku fashilantay in ay Doorasha ka hir galisa Dalka waxuuna Dalka u muuqdaa mid gacan ajnabi galay oo waxii hada ka danbeeyo leysku yeerinaayo

Taladaa Dalka maanta oo u muuqda in uu dib ugu noqday 20sano meeshoow joogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here