HomeWarkiiHadal uu maanta jeediyay Saciid Deni oo qabsaday baraha bulshada

Hadal uu maanta jeediyay Saciid Deni oo qabsaday baraha bulshada

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta hadalo uu jeediyay wuxuu si weyn u qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkood taasoo uu kaga hadlay lahaanshaha Magaalada Muqdisho.

Saciid Debni wuxuu ka dhawaajiyay in reeraha qaar ay is xijiyaan oo sheegtaan caasimada Somalia ee Magaalada Muqdisho.

“waxna waan wada leenahay waxna waa kala leenahay, mar mar baa qoloda xamar joogta waxay dhahaan waxaada kula lihi waxaygana anaa  leh  marka xamar bay u qaateen inay kaligood leeyihiin, hadii ay kaligood yeeshaan caasimada Soomaaliyeed bay weyneysaa, hadiise xamar noqoto caasimad soomaaliyeed markaas waa la wada keeyahay”ayuu yiri Saciid Deni

Hadalada Saciid Deni oo dhameystiran halkaan ka daawo:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -