Halaga fiirsado inta aan la qaadan talaalka. Waddamo badan oo ay ka mid yihin Denmark, Norway, Ireland, iyo kuwa kale ayaa joojiyey isticmaalka Oxford/Astrazeneca

Talaalka maanta Xamar laga dajiyey ee Oxford/AstraZeneca vaccine waxaa isa soo taraya wararka laxiriira ee ah in uu dhiiga ku sababo xinjirow (blood clotting) iyadoo waddamo waaweyn marhore iska diideen in dalalkooda laga dajiyo,

Dadkoodana lasiiyo iyadoo awalba talaalkaan wax tarkiisu kahortagga ah lagu sheegay 63.09%.

Dalka Norway 3 qof oo horey talaalkaan u qaadatey ayaa dhiigooda laga halay xinjiro kaddib markii hospitalka lajiifiyey, halka kuwa kale u dhinteen.

Haddaba miyeysan habboneyn in aanan lagu degdegin in dadka lasiiyo talaalkaan illaa Warbixino sax ah laga helayo,

lana caddeynaayo dhibatooyinka uu leeyahay si loo ogaado.

Share garee oo lawadaag dadka ay tahey iney wax ka qabtaan.

Dr Mustafa Dhalac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here