HomeWarkiiHanti ay kala dhaceen laba Beelood oo loo kala celiyay Degmada Walanweyn+SAWIRRO

Hanti ay kala dhaceen laba Beelood oo loo kala celiyay Degmada Walanweyn+SAWIRRO

May be an image of Bactrian camelSida lagu baahiyay raadiyaha ciidamada Dowlada  Maamulka degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Booliska degmada, ayaa ku guuleystay inay si nabad ah ugu kala celiyaan hanti kala dhexmartay beelo wada dega degmadaasi.

Hantida la isku hayay ayaa ka koobnayd geel iyo mootooyin, kuwaas oo beeluhu kala qaateen hase ahaatee maamulka degmada iyo ciidamada qaranka sida oo si degdeg ah u dhexgalay ayaa arrinta ku dhameeyay wadahadal iyo tanaasul.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay wadaan Maamulka degmada Walanweyn iyo Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, kuwaas oo xooga saaraya xoojinta amniga, nabadeynta bulshada iyo ka hortagga colaadaha hoose ee deegaanka.May be an image of 10 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 10 people and textMay be an image of 10 peopleMay be an image of Bactrian camelMay be an image of 10 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 11 peopleMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 9 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -