Haweenay 3 Caruur ah dhashay oo lagu dilay magaalqda Burca

0

Haweenay oo 3 Caruur ah dhashay oo Odaygeedii kala tageen Caruurteeda u shaqeysaneysay Galin Jaamacad dhiganeysay ayaa lagu soo waramayaa in si xun loo dilay


Haweeneyda oo lagu maga caabi jiray Ugbad Cali Cabdulaahi ayaa waxaa Dilay Wiil ay Xiir Mustaqbal ka dooneysay bal isaga uu rabay in uu waqtiga isaga lumiyo

Wiilkii ayaa isku dayey Ugabad in uu xooga iyadiina waa ka diiday sidaana waxuu ku dhqaafsiiyey Nafta

Dhacdadaan Foosha xun ayaa ka dhacday magaalada Burco ee Soomaliland

Ugbad waxay aheyd Gabar yar oo iyadoo yar laga dhalay 3 Caruur ah oo walina lagu Furay

Hadaba Haweenka waxaa looga digayaa in ay Iska ilaaliyaan Ragaan hororka ah ee dhaqanka xun la soo baxay

Dhowr Asbuyc ka hor ayeey aheyd in Gabar lagu magacaabo Xamdi lagu Xoogoy lagana soo Tuuro 6 Dabaq

Gayiga Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanayo kufsiga iyo Dilka Haweenka iyadoona Dalka horay uga jirin dhaqankaan xun

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here