Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideeynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab ka bixinta degdega ah kaas oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen hay’adda yareeynta qataraha masiiboyinka ee Qaramada midoobay iyo hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.
Shirkan Waxaa looga hadlaayaa sidii loo mideeyn lahaa ama qorshe loogu dajin lahaa fariimaha digiinaha hore ee Xaaladdaha isbdalka Cimilada ee Climate change, iyadoo Dalkeena ka mid yahay Wadamada aduunka ee la daa laa dhacaayo isbadalka Cimilada.
Shirkaan waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Masuuliyiin ka socday qaar kamid ah hay’addaha kala duwan ee dowladda iyo wakiilo ka kala socday hay’addaha deeqaha bixiya.
=XIGASHO WARBAHINTA DOWLADA=
May be an image of 3 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 11 people, people studying and textMay be an image of 5 people, dais, newsroom and textMay be an image of 10 people and people studyingMay be an image of 7 people, people studying and daisMay be an image of 11 people, people studying and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here