HomeWarkiiHay'ada socdaalka iyo jinsiyada iyo Booliiska Caalamiga ah INTERPOL ayaa kala saxiixday...

Hay’ada socdaalka iyo jinsiyada iyo Booliiska Caalamiga ah INTERPOL ayaa kala saxiixday heshiis wada-shaqeyn+SAWIRRO

May be an image of 4 people, dais and text Hay’ada socdaalka iyo jinsiyada iyo Booliiska Caalamiga ah INTERPOL ayaa kala saxiixday heshiis wada-shaqeyn+SAWIRRO

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  iyo Booliiska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa si rasmi ah u kala saxiixday habraac lagu dhaqangelinayo heshiiskii is-afgarad (MoU) ee bishii Janaayo 2025 ay wada galeen Hay’adda iyo INTERPOL.

Heshiiskan ayaa waxaa u kala saxiixay Agaasimaha Guud ee HSJ, Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, labada dhinac ayaana si wadajir ah u adkeeyay muhiimadda xoojinta iskaashiga labada hay’adood iyo wada shaqeynta lagu xaqiijinayo sugidda xuduudaha dalka, ladagaallanka dambiyada abaabulan, iyo ka hortagga socdaalka sharci-darrada ah.May be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people, newsroom and text that says "PO"May be an image of 4 people, dais and text that says "DOt s"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -