DOOLOOW (DAYNIILE.COM)-Hay’adas Danbi-baarista CID ee ayaa baafineysa tahriibayaal la qabtay oo diideen inay waalidiintooda sheegaan.
Guud ahaan sawir kasta waxaa ku dul qoran in qoakaasi wajigaas leh uu yahay tahriibe diiday inuu sheego lanbarka ehalkiisa si loola socodsiiyo.
dhamaan wiilasha iyo gabdhaha sawiradoodu idiin muuqdaan waxay Hay’ada Danbi baaristu cadeyneysaa in lagu qabtay Magaalada Dooloow ee Gobolka Geddo ayna diideen inay sheegaan lanbarkii laga wici lahaa waalidiintooda ,waxaana la aray cid kasta oo aqoonsata inay Dowlada Somalia la xiriiraan.