Hay’adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta.

Arintaan ayaa timid kadib markii wariye warbixin diyaariyay oo eedaymo booliiska u jeediyay loo diray hanjabaad.

Sidoo kale Booliiska Kenya ayaa iyaguna dhankooda eedaasi iska fogeeyey, waxaana la sheegaa in Kenya ay ka mid tahay dalalka afrika ee wariyayaasha dhibaatada u geesta.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here