Warsaxaafadeed
Muqdisho, February, 19, 2024 – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed, warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday.

Warsaxaafadeedka waxay Hay’adu si toos ah ugu hanjabtay Maamulka Somaliland inay ka qaadi doonto talaabo adag hadii ay mar kale sameyso carqaladeyn ku saabsan duulimaadyada hawada.

Dowlada Somalia waxay muujisay in talaabooyinka laga qaadi karo Maamulka Somaliland ay suurtagal tahay inay dhibaato ka soo gaarto shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada Maamulka Somaliland.
May be an image of text
Previous articleQarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo Caawa ka dhacay nawaaxiga isgoyska SOS
Next articleMuxuu ku saabsan yahay shirka Nairobi ee lagu casuumay Madaxweyne Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here