Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Gaarsiisay Qooysas Barakacayaal Ah.

0

10 kun oo qooysas danyar aha ayaa kafaaideestay deeq hay’adda Hormuud Salaam Foundation ay gaarsiisay qooysay barakacayaal ah oo kunool degmada kaxda ee gobolka banaadir
Qoysaskan ayaa waxaa saameen kuyeeshay roobab maalmihii lasoo dhaafay kada”ayay magaalada muqdisho ee caasimada dalka Somalia
Hayadda Hormuud Salaam Foundation oo kaduulaysa baahida barakacayaasha ayaa gaarsiisay deeqdan qooysaka danta yar iyadoo deeqdan ay kusoo aaday xili dadkaasi ay baahi weyn uqabeen
Gudoomiye kuxigeenka Hayadda Hormuud Salaam Foundation Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi yaa sheegay in deeqdan ay qeyb katahay howlaha u gurmashada dadka tabaalaysan oo ay wado hormuud salaam foundation
Goobta deeqda lagu qeybinayay ayaa dadkii kahadlay waxaa kamid ahayd Nuuro Cali Yare Maxamed
Dakii ka faa’ideestay deeqdan ayaa kamahad celiyay gargaarka ay soo gaarsiisay hay’adda hormuud salaam foundation
Sidoo kale dadka ka faa’ideestay gargaarkan ayaa waxaa kamid ahaa qaar kamid ah qaxootiga yamaniyiinta ee kunool kaamamka kuyaala degmada kaxda
Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa ah hayad utaagan ugargaarirda dadka danta yar ee ku tabaalaysan guud ahaan dalk

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here