HomeWarkiiHay'adda Socdaalka oo baareysa in hawada Soomaaliya loo adeegsaday socdaalkii uu Yemen...

Hay’adda Socdaalka oo baareysa in hawada Soomaaliya loo adeegsaday socdaalkii uu Yemen uga soo baxsaday  Aidarus  Al-Zubaidi 

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay isticmaalka aan la ogolayn ee hawada Soomaaliya iyo garoomada diyaaradaha dalka.
Hay’adda oo kaashanaysa hay’adaha kale ee qaranka ee arrintaan ay khuseyso ayaa shaacisay inay bilowday baaritaan degdeg ah, si loo xaqiijiyo sax ahaanshaha warbixinnada soo baxay ee sheegaya in lagu soo xadgudbay hawada iyo sharciga socdaalka dalka.
Dowladu waxay baaritaan ku sameyneysaa suragalnimada in hawada iyo garoommada Soomaaliya loo adeegsaday socdaalkii uu Yemen uga soo baxsaday  Aidarus  Al-Zubaidi oo ah hoggaamiyaha golaha isbahaysiga Yemen
Warka Hay’adaan ayaa imanaya xili Wasiirka arimaha dibada isra’iil amar la’an soo galay Somalia isagoo ka degay Hargeysa iyo sidoo kale diyaarad  la sheegay inay waday  hogaamiye ka tirsan kooxaha Yeman oo la sheegay inuu Ber-bera iyo Muqdisho isku maray kadibna Magaalada Dubai ee caasimada Imaaraadka Carabta gaaray.May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -