Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Madax ka socotay Hay’adda FAO oo uu hogaaminayay Wakiilka ahna Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya Mudane Etienna Peterschmitt.

kulanka ayaa looga Hadlay wada shaqeynta iyo xoojinta xiriirka labada Hay’addood, dhisida biyo xireeno looga hortagayo Fatahaadaha iyo daadadka laga cabsiqabo in ay dalka ka dhacaan, ka jawaabista xaladaha deg-deg ah si gaar ah roobab xoogan oo dhawaan la filayo in ay dalka ka curtaan.

Labada dhinac ayaa ku ballamay in guddiyo gaar ah oo arrimahaan ka shaqeeya mira- dhankooda ay soo magacaaban.
May be an image of one or more people, suit and textMay be an image of one or more people and suitMay be an image of textNo photo description available.No photo description available.May be an image of one or more people, suit and text
Previous articletira koobka dhibaatada Israa’iil ka geysatay Gaza 180 maalmood kadib
Next articleRa’iisulwasaaraha oo caawa xariga ka jaray xarun Ganacsi+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here