Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo dardargeliyo iskaashiga dhanka difaaca ee labada dal waxa ay kala saxiixdeen cusbooneysiinta is-afgaradka difaaca (MoU), kaasi oo hore labada dowladood u kala saxiixdeen bishii February, 2014.
Heshiiskan ayaa sii xoojin doona iskaashiga dhinacyada danaha labada dal waxa uuna sidoo kale sahlayaa in si dhow la isaga kaashado xoojinta nabadda iyo ammaanka.
Ugu dambeyn, heshiiskan waxa uu abuurayaa dhismaha Guddiyo Difaac oo wadajir ah, si ay u horumariyaan, una fududeeyaan hirgelinta heshiiska is-afgaradka ah.
May be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, suit and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, suit and newsroomMay be an image of 2 people, dais and text
Previous articleXamze Cabdi-Barre oo amaanay Hay’ada duulista rayidka+SAWIRRO
Next articleSaciid Dani oo kala diraya Baarlamanka Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here