Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka.

Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo xaliyay si ay ku jirto masxalada Guud ee dalka, waxaana kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan.

Advertisement

Dowladda Soomaaliya waxa ay u taagantahay ilaalinta Amniga iyo badqabka Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo hantidooda iyada oo markasta dhawraysa sharciga

Previous articleDEG DEG: Dowlada Somalia oo hawada ka celisay diyaarada Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi usoo waday .
Next articleSiyaasi Siidoow oo ka dalbaday Maamulka Puntland in reerkiisa xil laga siiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here