Heshiiska Qabyada ee Axmad Islaam …

0

24kii Saac ee Lasoo dhaafay Waxaa Loo Sikanayay dhanka doorasho qof iyo cod ah, Aqoonsiga lasiiyay hogaamiyihii jubbaland waa mid horseedaya in ay yaradaan caqabadaha ka hor iimaan kara doorashada qof iyo cod,waana arin ay wadaan quwado siyaasadeed oo dibadda ah.

Dhaq dhaqaaqyada siyasadeed ee jabuuti ka socda ee ku aadan heshiis lala galo maamulka gobolada waqooyi haduu mira dhalo ,waxaa dhacaya israac siyaasadeed oo balaaran,sida muuqatana waa arin si hoose loogasoo shaqeeyay,

Dowlad goboleedyada oo raajicinayay in ay Awood ku yeeshaan doorashada dhacaysa,si ay kusoo baxaan dad ay rabaaa, ayaa damacaas waxa uu yahay mid sii dhimanaya, beesha caalamka waxa ay taageere u tahay nidaamka doorasho ee qof iyo cod, hasayeeshee waxay Caqabad kataagnayd Habka loo dhaqan Galin karo, Taasoo hada aad moodo in ay meesha kasii baxayso, guddiga doorashada oo ay hogaamiso xaliimo yareey ayaa ah Gucci fir fircoon also kalsooni kahaysta beesha caalamka, shaman dowlad goboleedyada ayaa ku qasban lashaqaynta guddigaas,

Si kastaba aqoonsiga kmg ah ee lasiiyay axmad madoobe waa guul lags gaaray dhaba u barista nidaamka doorasho ee qof iyo cod. Guul laga gaar shirka jabuutina waa guul saacad leh oo uu gaaray xisbi xaakimka soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here