Hey’adda la dagaallanka musuq maasuqa ee Marqaati ee Soomaaliya, ayaa sheegtay inay jiraan malaayiin Doollar oo canshuur ahaan loo ururiyey, oo aan la geyn Bangiga Dhexe ee dowladda Soomaaliya.

Hey’adda oo xiganeysa warbixinada Hanti Dhowraha Guud, ayaa sheegtay in laga soo bilaabo sanadkii 2020-kii, ay jirto in lacag ka badan 5 milyan oo Doolar oo maqan.

Lama oga halka ay ku maqan tahay, sida ay hay’ddu sheegtay 14 hey’adood oo aan magacyadooda la shaacin.

Maxamed Mubaarak, oo ah aggaasimaha hay’adda Marqaati, ayaa carabka ku dhuftay in xisaabaha soo hara, marka sanad dhamado, aan loo gudbinin sanadkii kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here