Hogaamiyaha mucraadka Ruushka Alexei Navalny oo sheegay in Putin uu masuul ka yahay sumeyntiisa.

0

Hogaamiyaha mucraadka Ruushka Alexei Navalny, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweyne Vladimir Putin uu masuul ka yahay sumeyntiisa.

“Waxaan ku adkeysanayaa inuu arrintan Putin ka dmbeeyay. Si kale oo ay arrintani ku dhici kartay ma garanaya aniga, ” ayuu yiri i Navalny o la hadlayay wargeys ka soo baxa Jarmalka.

Wuxuu wali ku sugan yahay dalka Jarmalka oo daweyn loo geeyay.

sidoo kale Madaxweynaha Rushka Putin ayaa beeniyay eedeyntaasi, waxa uuna ku tilmaamay arintaas waxba kama jiraan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here