HomeWarkiiHogaamiyaha Xuutiyiinta oo Caawa ku dhawaaqay inay Iiraan la safanayaan

Hogaamiyaha Xuutiyiinta oo Caawa ku dhawaaqay inay Iiraan la safanayaan

Abdul-Malik al-Xuuti oo ah Hogaamiyaha Xuutiyiinta ayaa caawa ku celiyay inay garab taagan yihiin Dowlada Iiraan oo ay dagaalkana la galayaan.

Hadalka masuulkaan ayaa ku soo aadaya xili Iiran ay dagaal kula jirto kaligood Mareykanka iyo Israa’iil iyo sidoo kale Dowlado kale oo qaarna cadeysteen qaarna is qarinayaan, dalalka hada muuqda ee garab siinaya Mareykanka waxaa ka mid ah Faransiiska iyo Ingiriiska.

Labadaan dal ee Faransiiska iyo Ingiriiska si toos ah dagaalka uguma jiraan balse si dad-ban ayay ugu jiraan sida ay saldhigyo bixiyen iyo inay dhanka taakulada ka caawinayaan.

Dagaal yahanada Xuutiyiinta dagaal ay la galaan Mareykanka hada uguma horeryso marar badan ayay isku dhaceen waliba dhanka Badda oo waliba duqeyn u badan sida hada socota oo kale , Xuutiyiinta waxay beegsadaan marakiibta dagaal ee Mareykanka ee Badda Cas ku sugan  halka Mareykankuna duqeyn badan la beegsadaan yemen gaar ahaan meelaha xuutiyiintu maamulaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. YAA RABI GUUL AYAAN IDINKUDOCEEYNEEYNAA IYO HOR U MAR

    DOWLADDA II RAAN WAA DAD WALAALO AH EE MEEQA DOWLADOW WAA WEEN AYAA LA

    DAGAALAMAAYO EE WAA IDIN DOCEEYNEEYNAA AYAAN LA IDINKA ADKAANIN GUUL IYO_

    GABA NIMO ; INSHAA ALLAAH RAMADAANKA WAAD KUULEESANEEYSIN IN SHAA ALLAAH_:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -