Hogaamiye kooxeed lagu xukumay 30 sanno oo xarig ah [VEDIO NEWS]

Axad, November, 10 2019 Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyadda [ICC] ayaa ku riday xukun 30 sanno oo xabsi ah Bosco Ntaganda oo u dhashay dalka Jamhuuriyadda Dimuqoraadiga Congo.

Bosco, oo ah hogaamiye kooxeed caan ka ah dalkaas,  ayaa lagu soo eedeeyey inuu gaystay tacadiyo ka dhan ah bini’aadanimada oo ay ka mid ah yihiin dil & kufsi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064