Hogaamiyihii dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, (Awn Saan Suujii) ayaa wajahaysa eedeemo musuq maasuq oo ay ku kacday intii ay xilka heesay.

Haweenaydan ayaa dalkas hogaaminaysay tan iyo markii bishii Febaraayo ee horaantii sanadkan ay afganbi xilka kaga tureen milatariga.

Waxaana eedeemaha loo haysto kamid ah boqolaal kun oo doollar oo ay qaab laaluush ahaan ah u qaadatay iyo hanti dadwayne oo ay lunsatay.
Sidoo kale Isniinta soo socota ayaana lagu wadaa in ay Maxakmadda ay kasoo muuqato.

OFFICe Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here